Ciidamada AMISOM oo dhawaan ka baxaya Degmooyin katirsan Hirshabelle iyo Walaac…

Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Brundi ayaa la filayaa in ay isaga baxaan deegaano iyo degmooyin katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe. Ciidamada AMISOM ee ka baxaya deegaanada Hirshabelle ayaa la filayaa in ay dalkooda dib uga laabtaan, waxa ayna ciidankan sababta ay u baxayaan lagu sheegay Amar … Continue reading Ciidamada AMISOM oo dhawaan ka baxaya Degmooyin katirsan Hirshabelle iyo Walaac…